Arbaco 3,June 2026 {CBB}Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mucaaradka goobo u cayimay in ay ku dibadbaxaan xubnaha Mucaaradka ah si amniga dadka ka qaybgalaya ay u sugaan Hay’adaha ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiye ku xigeenka Amniga & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa sheegay in wadahadallo ay u socdaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka sida uu hadalka u dhigay.







