Jimco 5 June 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi Wasiirro u badan oo qaban-qaabiyaha xuska todobaadka xorriyadda Soomaaliya.
Guddigaan waxaa Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS, Cali Xoosh.








