Home WARARKA MAANTA Xisbiga Himilo oo War-saxaafadeed kasoo saaray Heshiiskii lagaaray.

Xisbiga Himilo oo War-saxaafadeed kasoo saaray Heshiiskii lagaaray.

1
0

Sabti 6 June 2026 {CBB} Xisbiga Madaxweyne hore Sharif Sheikh Ahmed ayaa soo saaray war saxaafadeed waxana uu u qoraan sidan.

Xisbiga Himilo Qaran wuxuu si faahfaahsan ula wadaagayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dhacdadii foosha xumayd iyo weerarkii qaawanaa ee Madaxweynaha muddo-dhaafka ku jooga uu kusoo qaaday Xarunta Xisbiga qaybteeda Degmada C/casiis ee Magaaladda Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here