Home WARARKA MAANTA Puntland ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya aan lagu arki...

Puntland ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya aan lagu arki karin deegaannada Maamulkaasi.

1
0

Khamiis 18, June 2026 {CBB} Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya aan lagu arki karin deegaannada Maamulkaasi.

Go’aanka maamulka ayaa ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay ay Dowladda Federaalka waday dhaqdhaqaaqyo dib loogu howlgalinayo ciidanka xoogga ee hore ugu sugnaa Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here