Home WARARKA MAANTA Tababar ku saabsan sharciga dhulalka oo Baydhabo lagu qabtay

Tababar ku saabsan sharciga dhulalka oo Baydhabo lagu qabtay

25
0

Isiin 14-Oct- 2024 {CBB}Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Howlaha Guud dowladda KGS Mudane Mukhtaar Mohamed Aadan ayaa maanta magaalada Baydhabo ka daahfuray tababar ku saabsan sharciga dhulka dowladda KGS kaasoo socon doona Mudo laba maalmood ah.

Tababarka ayaa waxaa loo qabanayaa Ururada bulshada rayidka ah, Qareenada, Saxaafada iyo Odayaasha Dhaqanka.

Wasaarada Howlaha guud ayaa juhdi badan ku bixinaysaa sidii bulshada loogu wacyi galin lahaa sharciga dhulka Magaalooyinka KGS xeer L5/2022.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here