Talaado 12, Nov 2024 {CBB}Wasiirka Dastuurka Koonfur-galbeed Musade saciid Cali Axmed ayaa maanta baydhabo ku soo xirey kulan looga tashanayey nuqulo kamid ah Dib-u-eegista Dastuurka Qaranka oo malmahaan Baydhabo ka socdey,
Doodaan oo maalmo baydhabo ka socotey ayaa waxaa soo qaban qabisey wasaarada Dastuurka Dowladda Koonfur-galbeed soomaaliya,
HOOS KA DAAWO ;- SAWIRAD