Home WARARKA CAALAMKA Iiraan oo isku xirtay amniga Hormuz iyo joojinta duqaymaha Maraykanka uu ku...

Iiraan oo isku xirtay amniga Hormuz iyo joojinta duqaymaha Maraykanka uu ku hayo

1
0

Talaado  11 Aug 2026 {CBB}Dowladda Iiraan ayaa sharaxday shuruudda ay hordhigayso in ay marin ah uu  noqdo Hormuz iyada oo sheegtay in nabadgalyada marinkaas ay ku xiran tahay in uu Maraykanka joojiyo weerarrada ka dhanka ah Dalkeeda.

Astronomy

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan, Abbas Araghchi oo la hadlay dhiggiisa Jarmalka, Johann Wadephul ayaa u sheegay in Tehran ay diyaar u tahay in ay furto Marinka Hormuz oo si nabadgalyo ah loo maro waa haddii Maraykanka uu joojiyo duqaymaha uu ku hayo.

Waxa uu tilmaamay in aanay dalkiisa aqbali doonin in go’doomin lagu hayo dhinaca dekedaha maadaama Maraykanka uu isku dayayo in uu culays dhinacaas ka saaro sida uu hadalka u dhigay Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan.

Washinton ayaaa ku guuldaraysatay qorshaha lagu furayo Marinka Hormuz iyada oo ay qaadday tallaabooyin kala duwan oo ay ku doonayso in ay ku abuurto isbahaysi dalal badan ka kooban oo marinkaas xoog ku gudbinaya Maraakiibta ku xayiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here