Home WARARKA MAANTA Wasiiro Katirsan Dowlada KGS Ayaa Kormeer Guud Ku Sameeyey Dhismaha Waddooyinka Degmada...

Wasiiro Katirsan Dowlada KGS Ayaa Kormeer Guud Ku Sameeyey Dhismaha Waddooyinka Degmada Xuddur.

15
0

Axad 17, Nov 2024 {CBB}Wasiirada Wasaaradaha Amniga Gudaha , Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Dowlada Gobaleeedka Soomaliya Koonfur Galbeed Ayaa kormeer Guud Ku Sameeyey dhismaha Waddooyinka dhismahooda meel fiican maraya iyo Xaalada Guud Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Hoos Ka daawo Sawirada;-

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here