Home WARARKA MAANTA Iiraan oo duqaysay Saldhigyo Maraykanka uu ku leeyahay Jordan & Imaaraatka

Iiraan oo duqaysay Saldhigyo Maraykanka uu ku leeyahay Jordan & Imaaraatka

1
0

Isniin 31 Aug 2026 {CBB}Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa sheegtay in ay gantaallo culus ku garaacday Saldhigyo Maraykanka uu ku leeyahay Jordar iyo Imaaraatka Carabta kaddib markii Maraykanka uu duqeeyay Jasiiradda Larak ee dalkaas.

Downloading Interactive Geographic Maps

War hordhac ah oo kasoo baxay Iiraan ayaa lagu sheegay in weerarkeeda uu jawaab u ahaa duqaymaha Maraykanka uu ka fuliyay dhulkeeda, waxa ay Tehran ku hanjabtay in ay sii wadayso weerarrada jawaabta ah.

Saldhigga Maraykanka ee Imaaraatka uu ku leeyahay ee Al minhad waxaa dhowr jeer lagu dhuftay gantaallo waana bartilmaameed weyn oo dhinaca Iiraan ah, Washington ayaa lagu wadaa in ay ka fikirto qorshaha ay ku ilaalinayo saldhigyadeeda Khaliijka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here