Home WARARKA MAANTA Sawiiro;-Salaada Taahjudka iyo Masjidka Arabta Ee Magaalada Baydhabo

Sawiiro;-Salaada Taahjudka iyo Masjidka Arabta Ee Magaalada Baydhabo

95
0

Axad 23, March 2025 {CBB}Oogista ama tukushada Salaada taajudka xilliyada danbe ee bisha barakeysan ee Ramadan waa faa’iido weyn oo Muslimiinta u gaar ah

Waxaana laga wada oogaa guud ahaan Masaajida wadamada Islaamka.
Magaalada Baydhabo waxay kamid tahay magaalooyinka waa weyn ee dalka sida weyn looga tukado Salaada Taajudka.
Xilliyada dambe ee habeen kii waxaad ku arkeysaa wadooyinka magaalada boqolaal dadka shacabka oo u dareeraaya Masaajida.
May be an image of 11 people
May be an image of one or more people, lighting and crowdMay be an image of crowdMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of one or more people and crowd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here