Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Taliyaha Qeybta 60-aad CXDS iyo Wasiirka Amniga KGS oo kormeerey fariisamaha Ciidanka...

Sawiro;-Taliyaha Qeybta 60-aad CXDS iyo Wasiirka Amniga KGS oo kormeerey fariisamaha Ciidanka dowlada ay leeyihiin deegaano hoostaga Baydhabo.

103
0

Isniin 24, March 2025 {CBB} –Kolonyo ay hogaaminaayeen Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Xasan Baidoa iyo Wasiirka Amniga gudaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Cabdiqaadir ayaa maanta garay deegaanada kala ah Goofgaduud buurey iyo Awdiinle ee Gobolka Baay.

Ujeedada Socdaalkaasi aya ahaa kormeerka fariimaha ciidamada Dowlada ay ku leeyihiin deegaanadaasi xili lagu guda jiro bisha Barakaysan Ee ramadaan.

Kormeerka Wasiirka iyo taliyaha Qeybta 60-aad ayaa inta uu socday waxaa sido kale Ciidamada Howlgalo lagu Xaqiijinayo Amniga ay ka sameeyey Wadada Dheer ee Xiriirisa Baydhabo iyo Berdaale ee Gobolka Baay.

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Qeybta 60-aad ayaa Ciidamada Furimaha kula kulmay ku Dhiirageliyey inay Xoojiyaan Shaqada ay hayaan ee lagu ilaalinaya Amniga Deeganada Koonfur Galbeed.

    By;- qorac Maxamed Cali (Baaqow)

 

Sawiro;- Hoos ka Daawo

 

May be an image of 3 people and text that says "POLIZEI"May be an image of 5 people and textMay be an image of 13 people and textMay be an image of 10 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 2 people and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here