Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha KGS oo maanta magaalada Xuddur ku qabatey...

Sawiro;-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha KGS oo maanta magaalada Xuddur ku qabatey Kulan dadweyne.

68
0

Jimco 02, May 2025 {CBB} – Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo kaashaneysa UNICEF iyo Sanduuqa Gurmadka Degdegga ah ee Qaramada Midoobay (CERF), ayaa magaalada Xuduree Gobolka Bakool ka daah furtay tababar ku saabsan dhisidda iyo tababarka Ururada/bulshooyinka isticmaala biyaha

Tababarkan oo soconaya muddo afar maalmood ah, ayaa Ujeedada tababarka ah in la hirgeliyo hanaanka iskaashi ee dowlad iyo ganacsato si loo horumariyo maamulka iyo adeegyada biyaha ee degmooyinka Dinsor, Qansaxdheere, Xudur, iyo Baydhabo.

Hoos Ka Dhageyso;- Warka Tabiye Maxamuud Cali Abdulaahi (Gaabsha)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here