Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo maanta si rasmi ah u saxiixay Habraaca...

Sawiro;-Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo maanta si rasmi ah u saxiixay Habraaca diiwaangelinta dhulka ee Degmada Baydhabo.

34
0

Talaado 3, June 2025 {CBB}Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Watiin ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Habraaca diiwaangelinta dhulka ee Degmada Baydhabo, kaas oo muhiim u ah nidaaminta iyo maamulka hantida dhulka ee degmada baydhabo

habraacan cusub ayaa ujeedkiisu yahay in la helo nidaam hufan oo sharciyaysan oo lagu diiwaangeliyo dhulka, taasoo sare u qaadaysa kalsoonida bulshada, fududeyneysa xalinta khilaafaadka dhuleed, kana hortagaysa isqabqabsiga iyo Lunsashada xuquuqda lahaanshaha dhulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here