Home WARARKA MAANTA Kulanka isku Xirka Hey’adaha Samafalka Oo lagu qabtey Baydhabo

Kulanka isku Xirka Hey’adaha Samafalka Oo lagu qabtey Baydhabo

35
0

Khamiis , 19 Juun  2025 {CBB}Kulankan isku xirka Hay’adaha samafalka iyo Wasaaradda Arrimaha Gargaarka ee Koonfur Galbeed, ee lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa oo looga hadlayay sida ay u socdaan Howlaha samafalka ee Deegaanada Koonfur Galbeed.

Kulanka ayaa waxaa Warbixiino looga dhageystay Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha samafalka ee Deegaanada Koonfur Galbeed, iyadoo si gaar ah kulanka diiradda loogu saaray Cunta iyo Biyaha Nadiifka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here