Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle

Sawiro;-Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle

28
0

Axad , 24 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay bahda waxbarashada Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabduqaadir kuwaas oo magaalada Jowhar u yimid shaacinta natiijada imtixaanka dugsiga sare iyo shirka wadatashiga arrimaha waxbarashada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here