Home WARARKA MAANTA Howgalo Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo laga Sameeyey Xaafadaha Baydhabo

Howgalo Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo laga Sameeyey Xaafadaha Baydhabo

27
0

Axad 5 Oct , 2025 {CBB}Si loo qiimayo Arimaha Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Mas’uuliyiin uu hoggaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Amniga Koonfur Galbeed kormeer Amni ku sameeyen Goobaha Saldhigyada Boliiska ee ku yaala Wadooyiinka laga soo galo Magaalada.

Waxaana Mas’uuliyiintan uu hoggaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Amniga qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bay, kuwaas oo sidookale Socod lugta ah ay ku mareen Goobaha Suuqyada kala duwan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here