Home WARARKA CAALAMKA Ilhaan Cumar oo Shaacisay in Trump uu ku qafiifay.

Ilhaan Cumar oo Shaacisay in Trump uu ku qafiifay.

1
0

Khamiis, 4 Dec 2025 {CBB}Ilhaan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa sheegtay in Trump uu ku qafiifay isla markaana weerarka uu ku hayo iyada iyo guudahaan Soomaalida uu ku qarinayo guuladarrooyinka maamulkiisu wajahayo.

Ilhaan ayaa intaasi ku dartay in beegsiga Trum aan lagu cabsi geli karin. Waxey sheegtay in aysan la yaab laheyn in Trump uu si gaar ah u beegsado bulshooyinka qaar, iyadoo tilmaanaty in mar walba uu dadka madowga ah io Muslimiinta bartilmaameedsado.

Trump ayaa marar badan weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareyskaiyo Xisbiga dimuquraadiga ah ee Mareykanka, iyo guudahaan bulshada Soomaalida ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here