Home WARARKA CAALAMKA WAR DEG DEG AH” Iran oo ku dhawaaqday Hogaamiye cusub oo Badalaayo...

WAR DEG DEG AH” Iran oo ku dhawaaqday Hogaamiye cusub oo Badalaayo Aayatulaahi Cali khumeyni.

2
0

Axad 1 March 2026 {CBB}Dowladda Iran oo ku dhawaaqday Hogaamiye cusub oo Badalaayo Aayatulaahi Cali khumeyni

Waxaa si toos ah talada dalka iran iyo hogaaminta guud oo ah booskii Aayatullah Cali khumeyni la wareegay wiilka khumeyni oo lagu magacaaba mojtaba khumeyni,

Aayatullah Cali khumeyni ayaa horay udiyaariyay cidii xukunka ka dhaxli lahayd.

Aayatullah Cali khumeyni ayaa ku geeriyooday da’da 86 sanno jir kaas oo 37 sanno soo hogaaminayay dalka iran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here