editor
Mid kamid ah siyaasiyiinta ku dhow Trump oo la toogtay?
Khamiis 11, Sep 2025 {CBB}Charlie Kirk, oo ahaa aasaasaha iyo madaxa ururka siyaasadeed ee Turning Point USA, ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday Utah...
Khilaaf diblumaasiyadeed oo ka dhex taagan Safaaradaha Soomaaliya ee Tanzania iyo...
Khamiis 11, Sep 2025 {CBB}Waxaa soo ifbaxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya safaaradda dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo safaaradda Soomaaliya ee dalka...
Booliiska gobolka Mudug oo shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay nin...
Khamiis 11, Sep 2025 {CBB} Ciidamada Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan oo ku eedeeysan...
Safaaradaha Soomaaliya ee Kenya iyo Tansaaniya OoKhilaaf soo kala dhex galay.
Khamiis 11, Sep 2025 {CBB} Diblumaasiyiinta Safaaradaha Soomaaliya ee dalalka Kenya iyo Tansaaniya ayaa waxaa soo ifbaxay khilaaf u dhaxeeya oo la xiriira ganacsato...
Militeriga Soomaaliya oo dayac tir ku sameeyay Buundada Bariiri iyo Taliye...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa muddo kooban ku guuleystay inay dib u dayactiraan buundada muhiimka ah ee deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shir looga hadlayey maalgelinta howlgalka...
Arbaco 10,September ,2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Guba ee dalka Itoobiya uga qaybgalay shir shan-geesood ah oo looga arrinsanayey maalgelinta howlgalka...
Shirka dib uheshiisiinta Beelaha Oo lagu qabtey Degmada Bardaale
Arbaco 10,September ,2025 {CBB}Guddiga Nabadeynta Beesha Leysaan ayaa waxaa kulan muhiim la qaateen Bulshada Qeybaheeda kala duwa ee Degmada Bardaale, kaas oo Diiradda lagu...
Madaxweynaha Mareykanka Oo War Cusub kasoo Saaray Weerarkii qatar lagu qaaday.
Arbaco 10,September ,2025 {CBB} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in go’aanka Israel ay ku weerartay Qatar Talaadadii uu ahaa mid uu si iskiis ah...
Ciidamada Midowga Afrika oo loo Tababaray in ay hortagaan Weerarada AS.
Arbaco 10,September ,2025 {CBB}Ciidamo katirsan Kuwa Difaaca Kenya KDF ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa loo tababaray adeegsiga diyaaradaha aan...
Qadar: Weerarkii Israa’iil waxa uu ahaa fal argagixiso
Arbaco 10,September ,2025 {CBB}Raysalwasaaraha dalka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani ayaa shaaca ka qaaday in Qatar...













