editor
Mucaaradka DF oo Wakiillada Beesha Caalamka kala hadlaya xaaladda Dalka
Axad, 17 August 2025 {CBB}Xubnaha Mucaaradka ah ayaa maanta lagu wadaa in ay la kulmaan wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan Magaalada Muqdisho si...
MW Ukraine oo berri tagaya Maraykanka lana kulmaya Donald Trump.
Axad, 17 August 2025 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo dhaafi waayay shuruudda Ruushka uu ku joojin karo dagaalka Ukraine ayaa ku qasbanaaday in uu...
Dowladda Soomaaliya oo Casriyeeysay Hannaanka Canshuur Uruurinta Gaadiidka,
Axad, 17 August 2025 {CBB}Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in Wasaaraddu hirgalisay nidaam casri ah oo ku shaqeynaya kaamirooyin dijitaal ah,...
Taiwan oo soo dhawaysay baaqii Senator Ted Cruz isla markaana sheegtay...
Axad, 17 August 2025 {CBB}Xafiiska Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray qoraal uu kaga jawaabayo baaqii Senator Ted Cruz, oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Ka Digay In La Xiro Xafiiska...
Axad, 17 August 2025 {CBB}Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga digay qorshe uu sheegay in ay wado dowladda Federaalka...
Maamulka Waqooyi bari oo yeeshay Xildhibaanii ugu horeeyay iyo sida loo...
Axad, 17 August 2025 {CBB} Waxaa saaka lagu dhawaaqay liiska xidhibaannada cusub ee baarlamaanka dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo indhowaanahaan lagu howlanaa, maadaama maamul cusub...
Sawiro;-Xildhibaannada Maamulka Waqooyi Bari oo la dhaariyay
Magaalada Laascaanood ee Xarruunta Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannada Dowlad-goboleedkaasi, iyadoo la guddoonsiiyay Shahaadada Xildhibaannimo.
Ku simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Waqooyi...
Saraakiil kulan Deg Deg ah ka yeelatay Xaalada Baladweyne
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Saraakiisha Ciidamada Amaanka Magaalada Baladweyne ayaa Xarunta Guutada Shanaad waxaa ay ku yeesheyn Shir looga hadlayay xaalada Amaan ee...
Taliyaha cusub ee ciidanka AFRICOM oo xilka la wareegay.
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Dagvin R.M. Anderson ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay xilka taliyaha ciidanka AFRICOM, wuxuuna xilka kala Wareegay Gen....
Degmada Afgooye oo saakay ka billaabatay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}
Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa saakay ka billowday diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka...













