editor
Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo ka qeyb galay furitaanka 12-aad ee Madasha...
Khamiis 18 Sep 2025 {CBB} Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeyb galay furitaanka 12-aad ee Madasha Caalamiga...
Hoolka Shirarka Dowlada Hoose Baydhabo Oo Xariga Laga jarey
Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB}Xaruunta Degmada Baydhabo ayaa waxaa lagu Kordhiyay Hool cusub oo loogu talagalay in lagu Xoojiyo Nidaamka Maamulka Degmada iyo Shirarka Maamulka...
Kulan looga hadlay Arimaha Xasilinta Deegaanka Oo Baydhabo Lagu qabtay.
Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB} Wasaaradda arimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Baydhabo kuqabatey kulan looga hadlayey arimaha xasilinta iyo Kaalinta horumarinta...
Guddoomiye Mungaab oo sheegay in la dhisi doono Wadada Warshadaha, Daallo...
Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB} Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray...
Qaxii ugu weynaa oo ka socda Magaalada Qasa.
Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB} Talaado Kumanaan qoys ayaa isku dayaya inay ka qaxaan magaalada Qaza xilli ciidamada Israa’iil ay xaqiijiyeen inay bilaabeen howlgallo dhulka ah...
Dowladda Jarmalka oo Aqbashay Habraaca Dal-ku-galka Soomaaliland.
Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB} Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in muwaadiniinteedu marka ay u safraan Somaliland ay raacaan nidaamka fiisaha ee ay Somaliland isticmaasho oo...
Masar Maxey Sameyndoontaa Mar hadii uu Shaqo bilaabay Biya Xireenka Itoobiya.
Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB} Itoobiya waxay dhamaystirtay oo ay hirgelisay biyo xireenka ugu wayn Afrika ee webiga Niil, kaas oo ay u aragto jiho...
Sawiro;-RW Xamse oo ka jawaabay Cabashada Dadweynaha ee ka Taagneed Garoonka...
Talaado, 16-Sep 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ka jawaabaya dareenka shacabka Soomaaliyeed, oo ka cabanayay in la horumariyo...
Haweeney $1.2 Milyan u Ururisay Al-Shabaab oo Lagu Xukumay 15 Sano...
Talaado, 16-Sep 2025 {CBB} Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday dembiile Nadiifo Xasan Cabdiqaadir Cabdulle, oo hore Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ugu soo...
Go’aamo noocee ah ayaa kasoo bixi doona shirka dalalka Islaamka iyo...
Shir deg deg ah oo ay isugu imaanayaan dowladaha Carabta iyo kuwa Islaamka ayaa ka socda dalka Qadar, kaasi oo looga jawaabayo duqeynta ay...













