Thursday, October 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3667 POSTS 0 COMMENTS

Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya

0
Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}–Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay u hayso...

Madaxda Khaliijka oo Trump ku cadaadinaya in uu aqbalo heshiiska lagu...

0
Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}–Madaxda Dalalka Khaliijka ayaa Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ku cadaadinaya in uu aqbalo shuruudaha ka yimid Iiraan ee xalka u...

Turkiga & Qatar oo Qaramada Midoobay kahor sheegay in ay garab...

0
Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}–Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad bin Khalifa Al Thani ayaa fagaaraha hadalka oo ay...

TPLF oo gacanta ku dhigtay Garoonka Diyaaradaha ee Mekelle

0
Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}–Jabhadda Xorraynta Tigray ee loosoo gaabiyo TPLF ayaa gacanta ku dhigtay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mekelle ee Caasimadda Ismaamulka Tigray...

Kenya oo wajahaysa qiima kororka Gaaska wax lagu karsado

0
Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}–Kenya ayaa bisha October ee maalmaha kooban naga xigto waxa ay wajihi doontaa qiima koror Gaaska wax lagu karsado kaddib...

Sawiro;-MW Soomaaliya oo New York kula kulmay Madax kala duwan oo...

0
Arbaco 23, Sab 2026 {CBB}–Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada New York ee Dalka Maraykanka kula kulmay Madax kala duwan oo...

Sawiro;-Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya

0
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}–Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa...

Wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya oo Booqday Isbitaalka Xoogga...

0
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}–Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya, oo uu hoggaaminayey U-qeybsanaha Arrimaha...

Ciidanka Kumaandooska Turkiga iyo Soomaaliya oo sameeyay dhoola Tus wada Jir...

0
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}– Ciidamada Kumaandooska Turkiga iyo Guutada Gorgor ee Soomaaliya ayaa sameeyay tababar lagu xoojinayay adkaysiga iyo awoodda hawlgal ee ciidamada. Tababarka...

Qiimaha Shidaalka iyo Saliida Ceyriinka ayaa hoos u dhacay

0
Talaado 22, Sab 2026 {CBB}–Qiimaha Saliida Ceyriinka ah ayaa gaartay meeshii ugu hooseeysay muddo laba toddobaad ah, ka dib la muujiyay suuragalnimada in dib...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe