editor
Wararkii ugu dambeeyay ee tartanka guddoonka golaha wakiilada Waqooyi bari
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa ka bilaabantay hotel Jidbaale oo ku yaala bariga magaalada Laascaanood xarunta maamulka...
Dagaal culus oo ka dhacay duuleedka degmada Garbahaarey
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB} Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo aroornimadii hore ee saakay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ku qaadeen...
Ku dhawaad 100 ruux oo lagu dilay Gobolka Daarfuur ee Dalka...
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in baaris lagu sameeyay dilal is xigxigay oo ka dhacay Gobolka dhaca Galbeedka Suudaan ee Daarfuur...
Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi bari oo maanta dhacaysa
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB} Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi bari ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool, waxaana u tartamaya musharrixiin muddooyinkii...
Madaxweynaha Ukraine oo Trump u diray fariin.
Jimco, 22 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa xiriirka Bulshada waxa uu ku faah-faahiyay duqeymaha aan kala go’a...
Mareeykanka Oo Dadka uu soo Masaafurinayo dal afrikaan ah kula heshiiyay...
Jimco, 22 Aug 2025 {CBB} Dawaldda Uganda ayaa heshiis la gashay Mareykanka si ay u qaabisho muwaadiniinta ka soo jeeda dalal seddexaad oo laga yaabo...
AUN Khaliif Idiris oo Saakay ku geeriyooday Baladweyne.
Jimco, 22 Aug 2025 {CBB} Allaha u naxariistee Waxaa Magaalada Baladweyne ku geeriyooday Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo ka mid ahaa dadka sida weyn looga...
Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad Dugsiga dhexe KG Oo la shaaciyey
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Munaasabadani oo aheyd mid lagu shaacinaayey Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga dhexe ee Sanad Dugsiyeed ee 2024 ilaa 2025 oo ay...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda?
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB}
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta dhageystay warbixinno la xiriira xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dagaalka AS iyo...
Isra’iil Oo Ansixiyay Inay kala qaybinayo Bariga Quddus iyo Daanta Galbeed
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Israa’iil ayaa siisay oggolaanshaha kama dambaysta ah ee mashruuca deegaamaynta ee muranka dhaliyay kaas oo gabi ahaanba laba qaybood u...













