editor
Taiwan oo soo dhawaysay baaqii Senator Ted Cruz isla markaana sheegtay...
Axad, 17 August 2025 {CBB}Xafiiska Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray qoraal uu kaga jawaabayo baaqii Senator Ted Cruz, oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Ka Digay In La Xiro Xafiiska...
Axad, 17 August 2025 {CBB}Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga digay qorshe uu sheegay in ay wado dowladda Federaalka...
Maamulka Waqooyi bari oo yeeshay Xildhibaanii ugu horeeyay iyo sida loo...
Axad, 17 August 2025 {CBB} Waxaa saaka lagu dhawaaqay liiska xidhibaannada cusub ee baarlamaanka dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo indhowaanahaan lagu howlanaa, maadaama maamul cusub...
Sawiro;-Xildhibaannada Maamulka Waqooyi Bari oo la dhaariyay
Magaalada Laascaanood ee Xarruunta Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannada Dowlad-goboleedkaasi, iyadoo la guddoonsiiyay Shahaadada Xildhibaannimo.
Ku simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Waqooyi...
Saraakiil kulan Deg Deg ah ka yeelatay Xaalada Baladweyne
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Saraakiisha Ciidamada Amaanka Magaalada Baladweyne ayaa Xarunta Guutada Shanaad waxaa ay ku yeesheyn Shir looga hadlayay xaalada Amaan ee...
Taliyaha cusub ee ciidanka AFRICOM oo xilka la wareegay.
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Dagvin R.M. Anderson ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay xilka taliyaha ciidanka AFRICOM, wuxuuna xilka kala Wareegay Gen....
Degmada Afgooye oo saakay ka billaabatay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}
Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa saakay ka billowday diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka...
Magaalada Garbahaarey oo laga mamnuucay in hub ku dhex qaataan Ciidamo...
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Amar kasoo baxay taliska guutada 10aad ee Ciidanka Xoogga Dalka fadhigiisuna yahay Gobolka Gedo waxaa Ciidamada lagu faray awaamiir...
Putin & Trump oo heshiis ku gaari waayay soo afjaridda Dagaalka...
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Wadahadal socday in ka badan 3 saac oo dhexmaray Madaxweyneyaasha Maraykanka Donald Trump iyo Kan Ruushka Vladimir Putin ma...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
Jimco 15, Aug 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo safar dibadda ah ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay...













