Friday, December 5, 2025
Home Authors Posts by editor

editor

editor
1827 POSTS 0 COMMENTS

Taliska ciidamada booliiska oo sheegay in la qabtay rag dil iyo...

0
Khamiis 12, Sept 2024 {CBB}Taliska ciidamada booliiska gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga oo ay saaacadihii la soo dhaafay...

Sidee ayaa biyo nadiif ah oo caafimaad qaba loogu heli karaa...

0
Khamiis 12, Sept 2024 {CBB}Kulankaan looga hadlaayay horumarinta arrimaha biyaha degmada Berdaale ayaa waxaa goobjoog ahaayay gudoomiyaha maamulka degmada Berdaale mudane Cali Wardheere, wasiirta...

Laftagareen oo Kulan wadatashi ah Baydhabo ugu yeeray Xildhibaannada ku metala...

0
Talaado 10, Sept 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan wadatashi ah isugu yeeray Xildhibaannada deegaannada Dowlad-Goboleedkaas kasoo jeeda ee...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh & Dhiggiisa Aljeeriya oo kawada hadlay xoojinta...

0
Talaado 10, Sept 2024 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xiriir Telefoon la sameeyay dhiggiisa Aljeeriya Cabdulmajiid Tabuun, waxa uu ugu horreyn...

Qaar kamid ah Shaqaalaha Ray’idka KG oo Tababar lagu Horumarinaayay loo...

0
Talaado 10, Sept 2024 {CBB} Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sharmaarke Moxamed Kuulow ayaa si rasmi ah Ufuray Tababar muhiim...

Kulan ay yeesheen Masuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka Dowladda Gobaleedka Koonfur...

0
Axad   08, Sept 2024 {CBB}Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Husein Hasan Adaawe ayaa kulan laqaatey qaar kamid ah siyaasiyiinta Beelaha...

Kulan looga hadlaayay sharciga dhulka Magaalooyinka KG oo lagu qabtay Degmada...

0
Sabtii  08, Sept 2024 {CBB}Agaasimaha Waaxda Qorshaynta dhulka Magaalooyinka ee Wasaarada Howlaha Guud ee koonfur galbeed oo howlo shaqo ujooga magaalada Barawe ayaa maanta...

Kulankii Golaha Shacabka BJFS ee maanta uu lahaa oo la baajiyay

0
Sabtii  07, Sept 2024 {CBB}Waxaa markale maanta baaqday kulankii Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada oo ilaa haatan aanay jirin faah-faahin...

Beel degta KG oo xildhibaankooda edeeyay kadib hadalo uu jeediyay

0
Sabtii  07, Sept 2024 {CBB}Odiyaasha dhaqanka iyo Ugaaska Beesha Hadamo gaar ahaan reer Khamiisle oo kamid ah beelaha dega gobolada Baay iyo Bakool oo...

Is bedel hoos u dhac ah oo ka jira Qudaarta suuqyada...

0
Sabtii  07, Sept 2024 {CBB}Suuqyada Qudaarta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka ayaa waxaa ka jira is bedel hoos u dhac ah dhinaca qiimaha Qudaarta...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe