editor
Kooxda Hoseed Baay oo kulan dhiira-galin loo sameeyay
Sabtii 07, Sept 2024 {CBB}Maamulka Sare ee kooxda Horseed Baay ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo sameeyay Kulan dhiira-galin iyo qado Sharaf ah iyadoo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir “Waa dambi in Muqdisho laga taageero Itoobiya”
Khamiis 05, Sept 2024 {CBB}Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aan magaalada Muqdisho ayaa laga taageeri karin damaca baddeena ku dooneyso...
Turkiga oo mar kale faahfaahin ka bixiyay goobaha shidaalka ay ka...
Khamiis 05, Sept 2024 {CBB}Warbaahinta dowladda Turkiga ee TRT ayaa daabacday warbixin ay ku faah faahineyso heshiiska shidaalka ee bishii July ee sannadkan wada...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya & Eretareeya oo kawada hadlay Xaaladda Labada Dal
Arbaco 04, Sept 2024 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Beijing ee Caasimadda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa kulan gaar...
Shir la xariira arrimaha bani’aadannimada waddanka oo ka furmay Muqdisho
Arbaco 04, Sept 2024 {CBB}Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF)...
Odayaasha Koonfur Galbeed oo ka horyimid tallaabadii maamulka Lafta-gareen.
Arbaco 04, Sept 2024 {CBB}Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladaha...
Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya & Turkiga oo ku ballamay xoojinta Iskaashiga Difaaca...
Talaado 03, Sept 2024 {CBB}Magaalada Ankara Dalka Turkiga waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac &...
Kulan lagu dhiirigelinaayay dhalinyarada Hamburg oo la soo gabagabeeyay
Talaado 03, Sept 2024 {CBB} Hay‘adda Ani Charity Foundation oo ka dhisan Magaalada Hamburg dalka Jarmarka ayaa waxay qabatay kulan labo maalin ahaa kaasi oo...
Odiyaasha dhaqanka KG oo ka hadleen fara galinta lagu haayo xildhibaanada...
Talaado 03, Sept 2024 {CBB}Malaaq Cali Malaaq Xasan “Cali Qataar” oo kamid ah odiyaasha dhaqanka koonfur galbeed soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada...
Dibadbax ka dhanka ah Benjamin Netanyahu oo gilgilay Tel Aviv
Isniin 02, Sept 2024 {CBB}Dibadbaxyada ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa kusii xooggaystay Magaalada Tel Aviv, Dadka bannaanbaxa dhigaya oo u...













