editor
Khadiija Al-Makhzuumi oo noqotay Haweeneyda keliya ee katirsan 25-ka Wasiir ee...
Isniin 24, March 2025 {CBB} –
Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi oo ah Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waa haweeneyda keliya ee katirsan 25ka...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Codka Baay Iyo Bakool 23 3...
Isniin 24, March 2025 {CBB} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo...
Ciidanka Booliiska Gaarka ah KGS Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu...
Isniin 24, March 2025 {CBB}Ciidanka daraawishita gaarka ah KGS ee degmada Berdaale oo kaashanaya Sirdoonka KGS ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Mundala Sheela...
Sawiro;-Diyaar garowga ciida oo si weyn loogu dareemaayo magaalada Baydhabo.
Isniin 24, March 2025 {CBB}Mashqulka faraha badan ee ka jira suuqa magaalada Baydhabo ma lahan habeen iyo maalin, goobaha lagu iibiyo dharka iyo xarqaamada...
Dowlladda Soomaaliya oo Si wayn u Maamuustay Guddoomiyaha Midowga Afrika.
Isniin 24, March 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Afur ah ku maamuusay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Maxamuud...
Maamulka Xaafada Howlwadeeg ee Magaalada Baydhabo oo afur wadareed u sameyay...
Isiin 24, March 2025 {CBB}Mas'uuliyiin ka tirsan dowlada Koonfur Galbeed, Maamul degmada, Saraakiisha Ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Maamulka Xaafada Howlwadeeg ee...
Sawiiro;-Salaada Taahjudka iyo Masjidka Arabta Ee Magaalada Baydhabo
Axad 23, March 2025 {CBB}Oogista ama tukushada Salaada taajudka xilliyada danbe ee bisha barakeysan ee Ramadan waa faa'iido weyn oo Muslimiinta u gaar ah
Waxaana...
Sawiro;Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha bulshada Degmada Baydhabo Aadan Carab oo Digniin udirey...
Axad 23, March 2025 {CBB}Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo oo maanta Olole nadaafadeed kasameeyey qaar kamid ah Xaafadaha magaalada Baydhabo Xili maalmo kooban...
Al-Shabaab members surrender to the Somali National Army’s Intelligence Service.
Axad 23, March 2025 {CBB}A statement issued by the National Intelligence and Security Agency (NISA) of the South West State of Somalia revealed that...
Xubno Ka Tirsan Al-shabaab ayaa Ciidanka Sirdoonka KGS oo isa soo...
Axad 23, March 2025 {CBB}War saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay 10 xubnood...












