Friday, October 23, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3694 POSTS 0 COMMENTS

Soomaaliya & Morocco Oo Heshiis Cusub kala Saxiixday.

0
Sabtii 29, Nov  2025 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Morocco waxa ay kala saxiixdeen...

Naadiya Maxamed duqa St. Louis Park oo Difaacday Soomaalida Mareykanka.

0
Sabtii 29, Nov  2025 {CBB}Naadiya Maxamed, oo ah duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa farriin u dirtay dadka...

Saddex qof oo Shiineeys ah oo Maanta lagu dilay xadka Tajikistaan...

0
Jimco 28, Nov  2025 {CBB}Saddex qof oo u dhalatay Shiinaha ayaa maanta lagu dilay xadka Tajikistan iyo Afgaanistaan, markii diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn...

Uganda oo si rasmi ah toddobaadkan ugu dhawaaqday inay joojisay diiwaangelinta...

0
Jimco 28, Nov  2025 {CBB}Uganda ayaa si rasmi ah toddobaadkan ugu dhawaaqday inay joojisay diiwaangelinta qaxootiga ka soo jeeda dalalka Soomaaliya , Itoobiya iyo...

RW Xamsa oo booqday Dekadda caalamiga ah ee Tanger Med ee...

0
Jimco 28, Nov  2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo weli ku guda jira howlihii shaqo ee uu u...

Puntland oo sheegtay in ay cunaqabatayn Saartay Daacish .

0
Jimco 28, Nov  2025 {CBB}Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Maxamed Cabdinuur, ayaa sheegay in ay cunaqabatayn xooggan saareen goobaha ay Daacish kaga harsan yihiin...

Somaliya oo Kubiirtay heshiiska IMSO

0
Jimco 28, Nov  2025 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Soomaaliya Cabdulkhaadir Maxamed Nuur, ayaa magaalada London kulan miro-dhal ah kula...

Trump oo bartilmaameed soo noq noqda ka dhigtay Soomaalida deggan Gobolka...

0
Khamiis 27, Nov 2025 {CBB}Trump ,wuxuu bartilmaameed soo noq noqda ka dhigtay Soomaalida deggan gobolka Minnesota, oo mar kale uu hadda ku sheegay inay...

Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya, oo Maanta Booqday Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya.

0
Khamiis 27, Nov 2025 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya,...

DFS oo Sacuudi Carabiya uga mahacelisay taageerada la dagaallanka AS

0
Khamiis 27, Nov 2025 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya, Axmed...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe