Friday, February 27, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2370 POSTS 0 COMMENTS

Mareykanka oo ceyriyay safiirka Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington.

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Duqa Garoowe “Sharciga ayaa la horgeynayaa Ninkii xirnaa dharka ciidanka ee...

0
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB}Duqa Magaalada Magaalada Garoowe Cabdulqaadir Maxamed Geedi oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maxkamad lasoo taagayo Askari ku labisan...

Ciidamada Amniga oo soo afjaray weerarkii Kooxda AS kusoo qaaden Baladwayne.

0
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB} Ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan laba nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne, ayaa ku dhintay, shan...

Horjoogayaal ka tirsan kooxda AS oo lagu dilay Duqayn ka dhacday.

0
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB} War-saxaafadeed kasoo baxay taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa faahfaahin looga bixiyay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay sargaal sare...

Dowladda Soomaaliya oo waddo qorshe ay saldhig milatari ku siinayso dalka...

0
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddo qorshe culus oo ay saldhig milatari ku siinayso dowladda Masar, si tababar loogu siiyo ciidamada...

TIGRAY oo qabsatay dhowr magaalo iyo Itoobiya oo Dagaal culus dib...

0
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB} Hal maalin kadib markii Getachew Reda uu shaqada ka joojiyay saddex sarkaal oo sare oo taageersan garabka TPLF ee uu...

Taageerada shacabka Mareykanka ee Falastiiniyiinta oo si wayn ukorortay.

0
Arbaco 12 ,March 2025 {Cbb} Taageerada Mareykanka ee Falastiiniyiinta ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid, sida lagu ogaaday sahan cusub oo ay sameysay shirkadda Gallup. Sida...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Baledweyne iyo rasaas wali laga maqlayo hotel...

0
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB}  Waxaa Caawa wali rasaas goos goos ah laga maqlaya gudaha hotelka Qaahira ee magaalada Baledweyne, kaasoo waabarigii hore ee...

Dowladda Masar oo Soomaaliya ka Furaneyso Xeryo ay Ku Tababarto Ciidanka...

0
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB}  Cali Balcad Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo wareysi siinaayay Tv ga Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in...

Sawiro;-Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Garoonka uga Hortagay Askartii ku soo dhawacantay...

0
Muqdisho, 12 March 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho uga hor tagey qaar...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe