Friday, February 27, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2370 POSTS 0 COMMENTS

Dowladda Soomaaaliya oo soo saartay digniin culus oo ku socota shacabka.

0
Isniin 10, March 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo la xiriirta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kuna socota laba dhinac. Digniintan...

Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Uusan Dayac Amni Dhici Doonin Inta...

0
Axad 9,March 2025 {CBB} Madaxweynaha maamulka Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonnada iyo Cuqaasha Gobolka Bari, Kulanka oo ka dhacay...

Jubaland Oo Tababar Usoo Xirtay Ciidamo Boolis Ah

0
Axad 9,March 2025 {CBB} Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Jubadda Hoose, Kornayl Sadiiq Maxamuud Dhogor, iyo Taliyaha Ururka 162-aad ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...

MW guudlaawe oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.

0
Axad 9,March 2025 {CBB} Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco. Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo ciidamada dadka...

Maxkamada ciidamada Jubbaland oo xukun ku riday askar hubkooda ka iibsaday...

0
Sabti 8,March 2025 {CBB}Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta Xukun ka soo saartay kiiska eedaysanayaasha kala ah: Maxamed Aadan...

Maamulka Soomaliland oo Dil Toogasho ah Ku fuliyay Rag Horay u...

0
Sabti 8,March 2025 {CBB}Xukuumadda Somaliland ayaa dil toogasho ah ku fulisay Shibil Saalax Isaaq, oo Gabiley ku dilay Buux Mawliid Ismaaciil, oo ahaa askari...

Kursiga HOP248 oo Maanta loo dhaariyay Maxamed Cabdi Xasan Afweyne

0
Sabti 8,March 2025 {CBB}Xarunta Villa Baydhabo ee sida kumeel-gaarka ah ugu shaqeeyo Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa maanta lagu dhaariyay...

Egypt Air Oo Hakisay Duullimaadkeedii Magaalada Muqdisho

0
Jimco 7,March 2025 {CBB} Diyaaradda Egypt Air ayaa maanta oo Jimco ah baajisay Safarkeedii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kaddib markii ay saamayn...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo si adag uga Hadlay digniintii Mareykanka.

0
Jimco 7,March 2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa si adag uga hadlay digniinta amni ee kasoo...

Sawiro;-Madaxweyne Laftagareen ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka Itoobiya

0
Talaado 4, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleed Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka Itoobiya isaga oo...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe