Thursday, July 23, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3202 POSTS 0 COMMENTS

Shir lagu xoojinayay wada shaqeynta u dhaxaysa maamulka gobolka iyo Booliska.

0
Sabti 9 Aug 2025 {HMC} Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa guddoomiyay shir lagu xoojinayay wada shaqeynta guud...

Mareeykanka oo ka Fikirayo Madaxbanaanida Somaliland.

0
Sabdi, 09 August 2025 {CBB} Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka jawaabay su’aal ku saabsanayd waxa uu ka yeelayo aqoonsiga Somaliland oo la sheegay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha 9 wadan

0
Taado 05 August 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Itoobiya, Ghana,...

Soomaaliya iyo UK oo ka wada hadlay Doorashada qof iyo codka...

0
Taado 05 August 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha cusub ee UK...

Duqa Muqdisho oo sheegay in waddooyin loo furayo Suuqyada Muqdisho

0
Taado 05 August 2025 {CBB}Guddoomiyaha gobolka Banaadir ah Duqa Magaalada Muqdisho, Dr Xasan Mungaab ayaa ka hadlay khasaaraha naf iyo maal ee ka dhashay...

Shuruudaha laga rabo Musharrixiinta dooneysa in ay kamid noqdaan Golaha Wakiillada...

0
Taado 05 August 2025 {CBB}Waxaa lasoo bandhigay shuruudaha laga doonayo Musharrixiinta, Beelaha leh Kuraasta iyo habraaca kale ee lagu xulayo Xildhibaanka ku fadhiisanaya kursiga...

Soomaaliya oo qorshaynaysa soo saarista lacag cusub oo Shilin ah.

0
Taado 05 August 2025 {CBB} Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay qorshaynayso inay soo saarto lacag cusub oo Shilin Soomaali ah...

Firdhiye oo farriin culus u diray maamulka fadhigiisu yahay Hargeysa ee...

0
Isniin, 04 August 2025 {CBB} Hoggaamiyaha maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya Cabduqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay magaalada Laascaanood,...

Dastuurka maamulka Waqooyi Bari oo la dhaqan geliyay, iiyo DFS oo...

0
Axad 03 Agoosto 2025 {CBB}Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay martigelisay munaasabad taariikhi ah oo lagu saxiixay Dastuurka cusub ee Maamulka Waqooyi Bari...

Koox hubeysan oo weerar ku qaaday Warshadda Birta ee Dayniile.

0
Axad 03 Agoosto 2025 {CBB}Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku bilowday rasaas culus ku qaaday Warshadda Birta ee ku taalla degmada Dayniile ee magaalada...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe