Thursday, February 26, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2370 POSTS 0 COMMENTS

Daawo;-Dowlad Gobaleedka Koonfurgalbeed Oo Xafiiska UNSOM kala hadashay Horumarinta Warbaahinta

0
Arbaco 5, Feb 2025 {CBB}Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada KG ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay madax ka socotay xafiiska UNSOM Soomaaliya, gaar ahaan qeybta...

Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo...

0
Arbaco 5, Feb 2025 {CBB} Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamo kala taabacsan dowladda federaalka...

Sawiro;-Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal

0
Talaado 4, Feb 2025 {CBB}Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed, ayaa qaabilay wafdi ka socda dalka Azerbaijan oo uu hoggaaminayay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo saxiixay Xeerka Shaqada Soomaaliya, oo wax ka...

0
Talaado 4, Feb 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada...

Wasiiro Cusub oo Maanta lagu Dhaariyay Baydhabo iyo Laftagareen oo…

0
Talaado 4, Feb 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka qeybgalay Munaasabada Dhaarinta Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Dowladda...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo dib ugu soo celiyay Xuquuqda iyo Darajada...

0
Isniin 3, Feb 2025 {CBB} Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wareegto uu soo saaray dib ugu soo celiyay dhamaan darajooyinkii...

Wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo Muqdisho u yimid maalgashi.

0
Isniin 3, Feb 2025 {CBB} Axmed Xasan Aden Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi ka socday Dowladda Turkiga kuwaas oo...

RW Xamsa oo Kulan la Qaatay Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada

0
Axad 02, Feb 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Trump ka codsaday in aanu ciidamadiisa ka...

0
Sabti 01 Feb , 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka codsaday Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, in aanu ciidamadiisa kala bixin Soomaaliya. Madaxweynaha oo...

Sawiro;-Madaxweyne Lafatagareen oo Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed.

0
Sabti 01 Feb , 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe