Thursday, October 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3667 POSTS 0 COMMENTS

8 Qof oo u Badan Carruur oo ku Dhaawacmay Weerar Diyaarad...

0
Jimco 10, Sab 2026 {CBB}Siddeed qof oo u badan carruur ayaa Khamiistii ku dhaawacmay weerar diyaarad drone ah oo Ciidamada Gurmadka Degdegga ah (RSF)...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo muqdisho kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Raabidada...

0
Jimco 10, Sab 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka,...

Xuutiyiinta Yemen, oo Shaaciyay waxa ay doonayaan in ay ku gaaraan...

0
Khamiis 10, Sab 2026 {CBB} Afhayeenka Xuutiyiinta Yemen, Maxamed Bukhaiti ayaa waraysi maanta la sii daayay oo uu siiyay telefishinka Ruushka ee RT, wuxuu...

Sawiro;-Hoggaamiyaha Koonfur galbeed oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada

0
Khamis, 10, Sept 2026 {CBB}Baydhabo – 10 Sebteembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta guddoomiyey...

Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Wada-hadallada Mucaaradka iyo Xaaladda Siyaasadda Dalka

0
Khamis, 10, Sept 2026 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay halka uu marayo wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta Mucaaradka, iyadoo sheegtay in...

Somaliland oo ka hadashay xariga weriye Xassan Gallaydh

0
Khamis, 10, Sept 2026 {CBB}Booliska Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay xarigga wariye Xasan Galleydh oo shalay la xiray, Waxay sheegeen in Galeydh loo haysto eedo...

Koonfur Galbeed, Ciidamada Dowladda iyo AUSSOM oo Ka Shiray Amniga Baydhabo

0
Khamis, 10, Sept 2026 {CBB}Maamulka Koofur Galbeed iyo talisyada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa AUSSOM ayaa ka wadahadlay xaalada amniga ee magaalada Baydhabo iyo siddii...

Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga oo lagu dilay xadka Shabeellaha Dhexe...

0
Khamis, 10, Sept 2026 {CBB}Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu dilay deegaan ku yaalla xadka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyadoo...

Madaxweyne Deni oo Ku Dhawaaqay Howlgallo Ka Dhan ah Burcad-badeedda

0
Khamis, 10, Sept 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay in ay billaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Kooxaha Burcad-badeeda oo...

Hay’adda NISA oo sheegtay in duqeyn dhinaca Cirka ah ay ka...

0
Khamis, 10, Sept 2026 {CBB}Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Nuur-dugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, War-saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe