Wednesday, July 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3167 POSTS 0 COMMENTS

Dowlada Itoobiya oo shaacisay in loo ogolaaday howlgalka AUSSOM

0
Jimco 3 Jan 2025 {CBB} — Wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Itoobiya oo ay hoggaaminayso Wasiirka Gaashaandhigga, Aisha Mohammed ayaa booqasho shaqo...

Wasaarada xanaanada xoolaha koonfur galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku Daah-furtey...

0
Jimco 3 Jan 2025 {CBB} —Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu daahfuray mashruuca Ololaha Daaweynta Xoolaha kaas oo uu socon doono Mudo 26 Maalmood ah...

Xubno cusub oo Golaha Wasiirada KGS ayaa la Dhaariyey

0
Khamiis 2 Jan 2025 {CBB} —Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin...

RW Xamsa oo la kulmay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka

0
Arbaco 1 Jan 2025 {HMC} —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kula yeeshay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka...

SAWIRO;-GOLAHA WAKIILADA DOWLADDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA AYAA ANSIXIYAY MIISAANIYADDA DKGS EE...

0
Isiin 30 Dec 2024 {CBB}Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Mudane, Maxamed Nur Maxamed Macallin ayaa Shir-Guddoomiyay Kalfadhiga 8aad Kulankiisa 4aad ee...

Guddiga Arrimaha Qoyska, xuquuqul insaanka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Golaha Wakiilada...

0
Axad 29 Dec 2024 {CBB}Guddiga Arrimaha Qoyska, xuquuqul insaanka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Golaha Wakiilada KGS ayaa kulan ku yeeshay Hoolka Shirarka Guddiyada ee...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Dalka Jabbuuti?

0
Axad 29 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada ee Jabbuuti dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS “Waa in aan ka faa’iidaysannaa khayraadka...

0
Axad 29 Dec 2024 {CBB}Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer ku tagay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo...

Muxuu yahay ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti?

0
Sabtii 28 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa  lagu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti, kaddib martiqaad uu ka...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay colaadaha ka aloosan deegaannada...

0
Sabtii 28 Dec 2024 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u- heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wasaxaafadeed ka soo saartay  colaadaha ka aloosan deegaannada Soomaaliyeed, ...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe