editor
Cali Guudlaawe oo jiidaha dagaalka kula tukaday ciidamo & Saraakiil
Axad 30, March-2025 {CBB} Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo hoggaaminaya howlgalka dabar-goynta Al shabaab ayaa maanta jiida hore ee dagaalka...
RW Xamsa oo Shacabka iyo ciidanka Salaadda Ciidda kula tukaday furinta...
Axad 30, March-2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa deegaanka nambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose Salaadda ciidul-fitriga kula tukaday Shacab,...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan wadatashi iskugu yeeray mucaaradka soomaliya.
Axad 30, March-2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad uu uga hadlay dagaalka Khawaarijta iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa ku...
Dowlada Gobaleedka Koofurgalbeed Soomaliya Oo Fursad Waxbarasho bilaash ah Siisay...
Sabti 29, March-2025 {CBB} –Waasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay fursad u siisey dhalinyarada ku dhaqan baydhabo in ay helaan koorsooyin...
Maamulka Degmada Bardaale Oo ka digey iibinta Qoryaha Carruurta ay ku...
Sabti 29, March-2025 {CBB} – Kadib Markii Ciidanka Amaanka Degmada Bardaale Howgalo ka sameeyeen kaas oo lagu Xaqiijinayay islamarkaana lagu Xoojinayo Amniga Degmada waxaana horkacaayay Gudoomiyaha...
Dalalka Islaamka oo Caawa laga raadinayo curashada Bisha Soon-fur
Sabti 29, March-2025 {CBB} –Gabbal-dhaca Sabtida maanta ah waxaa waddamada islaamaka billaabanaya howlo lagu raadinayo curashada Bisha Shawaal (Soon-fur) ee Hijriyada si loo xaqiijiyo in...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Codka Baay Iyo Bakool 29 3...
Sabti 29, March-2025 {CBB} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo jeedinayo ::...
Taliska Booliska Degmada oo soo saaray Awaamiir amni oo la xiriira Ciida.
Sabti 29, March-2025 {CBB}Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo Gaashaanle Dhexe Mukhtar Axmed Ibraahim Dugudow oo shir jara'id qabtay ayaa soo saaray Awaamiir kala duwan...
Sawiro;-Maamulka Degmada Baraawe ee Caasimda Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed oo...
Sabti 29, March-2025 {CBB}Maamulka Degmada Baraawe oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Degmada Baraawe ahna Duqa Degmada, Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed, iyo ku-xigeenkiisa koowaad, Cabdi Axmed...
Qaramada Midoobay oo si markale James Swan kusoo celisay Soomaaliya.
Sabti 29, March-2025 {CBB} Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in James Swan, oo u dhashay Mareykanka, dib loogu magacaabay...













