Thursday, October 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3667 POSTS 0 COMMENTS

Maxaa ka jira in Suuriya ku lug leedahay dagaalka Yemen?

0
Khamis 8 Oct 2026 {CBB}Dowladda Suuriya ayaa beenisay wararka sheegaya inay ku biirayso dagaalka Yemen, iyadoo caddeysay inay garab taagan tahay isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga...

Sirdoonka Mareykanka oo sheegay in ay xireen nin Soomaali ah oo...

0
Khamis 8 Oct 2026 {CBB}Hay’adaha ammaanka Mareykanka ayaa sheegay in ay xireen nin dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya oo ku eedeysan inuu qorsheynayay...

Kulanka Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

0
Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan, kadib markii ay kulanka ka maqnaadeen...

Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”

0
Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb qaadan doonin xasaradda siyaasadeed ee ka taagan gobolka, isagoo caddeeyay inuu...

Itoobiya oo MW Xasan Sheekh ku eedeysay “khiyaano”

0
Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA ayaa maqaal dheer oo ay daabacday si adag ugu dhaliishay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,...

Xuutiyiinta oo weerarro ku beegsaday garoomo diyaaradeed oo Sacuudiga ku yaalla

0
Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay gantaal ballistic ah oo kooxda Xuutiyiintu ay ku gantay waqooyiga...

Dhaqaalaha Soomaaliya oo kordhay sannadkaan 2.3% halka sannadka soo socda la...

0
Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa kordhay sannadkaan 2026 isaga oo gaaray 2.3% sida lagu sheegay warbixin ay soosaartay Hay’adda Lacagta Adduunka ee...

Dowladda Suudaan oo diiday in ay wadahadal la furto Kooxda RSF

0
Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Dowladda Caalamka aqoonsan yahay ee Suudaan ayaa diiday in ay wadahadal la furto Ciidamada Taageerada Degdega ah ee loosoo gaabiyo...

Ciidanka Danab oo howlgallo ka dhan ah AS kawada xadka u...

0
Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah AS kawada deegaannada u dhaxeeya Gobollada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Al-Shabaab aysan mar Kale Dalka...

0
Talaado 6 Oct 2026 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab uu sii socon karo muddo kale,...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe