Thursday, July 16, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3170 POSTS 0 COMMENTS

Uganda oo Soomaaliya keentay ciidamo baddelaya kuwii horay dalka ka joogay

0
Isniin  4 May  2026 {CBB}Dowladda Uganda ayaa baddeshay Ciidankii Soomaaliya ka joogay iyada oo soo dirtay ciidamada loo yaqaan kuwa Dagaalka ee Kooxda 47...

Maraykanka oo ku guuldaraystay in uu si awood ah u gudbiyo...

0
isniin  4 May  2026 {CBB}Maamulka Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku fashilmay in uu si awood ah u gudbiyo maraakiibta ku xayiran marinka Hormuz kuwaas oo...

Guddiga Doorashooyinka oo kahor yimid Magacaabista Muungaab ee Guddoomiyeyaal Degmo

0
Jimco 1 may  2026 {CBB} Guddiga Doorashooyinka Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa kahor yimid magacaabista uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen...

Maxay kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS & Madaxa AUSSOM?

0
Jimco 1 may  2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa ku kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh iyo Wakiilka...

Sidee ayay ku timid in 1da May loo aqoonsado Maalinta Shaqaalaha...

0
Jimco 1 may  2026 {CBB}Sannadkii 1889, shir lagu qabtay magaalada Paris ee Faransiisk oo ay isugu yimaadeen ururrada shaqaalaha caalamiga ah ee ayaa si...

Sawiro;-Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo Ansixiyey Siyaasado Muhiim u ah Horumarinta...

0
Khamis  30 April 2026 {CBB}Golaha wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shir muhiim ah oo uu guddoomiyey Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Mungaab oo xilka ka qaaday Guddoomiyeyaal ku soo baxay Doorasho qof...

0
Khamis  30 April 2026 {CBB}Duqa magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xilka kaga qaaday guddoomiyeyaashii degmooyinka Dayniile, Cumar Mohamud Mahadale, Shangaani, Safiyo...

Uganda oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya.

0
Khamis  30 April 2026 {CBB}Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay u dirtay dalka Somalia guutada 47-aad (Battle Group 47), taas oo...

Dagaalka Iran oo la sheegay inay sabab u tahay soo laabashada...

0
Khamis  30 April 2026 {CBB}Warbixin uu daabacay Bloomberg ayaa iftiimisay in xiisadda iyo dagaalka ka socda Iran uu si toos ah u saameeyay amniga...

Ciidamada Amniga oo Xoojinaya Sugidda Baydhabo Kahor Doorashooyinka

0
Khamis  30 April 2026 {CBB}Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa wajahaysa xaalad amni oo si aad ah loo xoojiyay, iyadoo lagu jiro diyaar-garow...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe