editor
Turkiga oo ku dhawaaqday xilliga oo kusoo saari doonaan shidaalka Soomaaliya.
Axad 12 April 2026 {CBB} Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa ku dhawaaqay bilowga howlgal qodis shidaal oo laga hirgelinayo...
MW Xasan Sheekh “Turkiga waxa uu ku dhiirraday in uu Maraakiib...
Axad 11 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in go’aanka soosaarka Shidaalka uu yahay mid looga hortagayo dhibaatooyinka dhaqalaha...
Wafdiga Dowladda Iiraan oo gaaray magaalada Islamabad ee Pakistan.
Axad 11 April 2026 {CBB}Wafdiga Iiraan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Iiraan,Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa gaaray magaalada Islamabad ee Pakistan, si ay ula yeeshaan...
Soomaaliya iyo Liibiya oo Hal Arin isku raacay ka dib Wadahadallo...
Axad 11 April 2026 {CBB} Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...
RW Xamsa & Mas’uuliyiin kale oo ka qaybgalay tartan orod fudud...
Jimco April 10, 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, XamsaBarre, Wasiirro katirsan Xukuumadda ayaa ka qaybgalay tartan orod fudud ah oo kasoo billaabanayay Isogyska...
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay wasiirka Tamarta Turkiga .
Jimco April 10, 2026 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha...
Kooxa Xisbullaah ayaa weerar ku qaadday Israa’iil .
Jimco April 10, 2026 {CBB}Xubno katirsan Xisbullaah oo ka jawaabaya duqaymaha ay ku qaadeen ciidanka Israa’iil ayaa weerar dhulka ah ku beegsatay askarta Yuhuudda...
Tahriibayaal ku geeriyooday bada iyagoo isku dayaya inay ka gudbaan Faransiiska...
Jimco April 10, 2026 {CBUgu yaraan 4 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku dhintay doon yar oo ay saarnaayeen iyagoo isku dayaya inay ka...
Dekedda Muqdisho ayaa waxa kasocda dhaweyneysa Markabka qodaya Shidaalka Dalka.
Jimco April 10, 2026 {CBB}Madaxda dalka & Mas’uuliyiin ka socota Turkiga ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Dekedda uga qaybgalaya munaasabadda lagu soo dhaweynayo Markabka...
Jabuuti oo saakay looga dareeray Doorasho
Khamiis April 9, 2026 {CBB}Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa saakay u dareeray doorasho kaddib markii maalmihii lasoo dhaafay ay socdeen ololaha axsaabta loolamaysa oo mid...













