editor
Masar oo Soomaaliya usoo daabulaysa ciidankeeda qaybta ka noqonaya howlgalka AUSSOM
Isniin 5 Oct 2026 {CBB}Dowladda Masar ayaa sheegtay in Ciidankeeda qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ay dhowaan usoo daabulayso Soomaaliya si...
Muxuu daaran yahay safarka Ra’iisul Wasaare Xamsa ee Galmudug?
Isniin 5 Oct 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa barqonimadii maanta u safray Magaalada Ballanbale ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug halkaas...
Maraykanka oo si degdeg ah Ingiriiska uga saaray Diyaaradihiisa uu u...
Isniin 5 Oct 2026 {CBB}Maraykanka ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah oo la xiriirta in uu dalka Ingiriiska kala baxo 12 kamid ah diyaaradihiisa...
Kooxda RSF ee ka Dagaalanto Suudaan oo taageertay Itoobiya.
Axad 4 Oct 2026 {CBB}Kooxda RSF ee dagaalka kula jirto Malateriga Dalka Suudaan ayaa si buuxda u taageertay Dowladda itoobiya oo dagaal kula jirto...
Soomaaliya oo War ka soo saartay Shirkii Afar geesoodka ahaa ee...
Axad 4 Oct 2026 {CBB}1. Iyadoo laga jawaabayo martiqaadkii uu Mudane Cabdifataax Al-Siisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, u fidiyey Mudane Isaias Afwerki, Madaxweynaha...
Xuutiyiinta oo qabsaday guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Yemen.
Axad 4 Oct 2026 {CBB}Xuutiyiinta oo qabsaday guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Yemen, Sultan al-Barakani, oo ku yaalla koonfurta magalada Ta’iz.
Waxaa la sheegay in Xuutiyiintu guriga...
WAR DEG DEG AH: Shirka Wadatashiga Masar, Soomaaliya, Suudaan iyo Eritrea...
Axad 4 Oct 2026 {CBB}Madaxda Soomaaliya, Masar, Suudaan iyo Eretariya oo kulan saacado qaatay ku yeeshay magaalada El Alamein ayaa ku baaqay in la...
Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya oo Saxiixay Warbixinnada Baarista Hay’adaha EAC.
Axad 4 Oct 2026 {CBB}Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Xarunta Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ku saxiixay warbixinnada...
Eriteriya oo itoobiya ku edeysay in ay Qorsheyneyso Duulaan ay ku...
Axad 4 Oct 2026 {CBB} Dowladda Eriteriya ayaa itoobiya ku edeysay in ay Qorsheyneyso Duulaan xoogan oo ay ku qabsaneyso Xeebaha Dalka Eriteriya
Masuuliyiin ka...
Sawiro;-Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ka Shiray Amniga iyo Dib-u-heshiisiinta
Sabtii 3 October 2026 {CBB}Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Gobaledka...













