editor
“Saraakiisha laamaha amniga Baydhabo ayaa yeeshay kulan looga hadlay amniga magaalada.”
Isniin 15 june 2026 {CBB}Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneel Isaaq Ibraahim Bardaale, ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Amniga Magaalada...
Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya ugu deeqday 10 milyan oo doollar.
Isniin 15 june 2026 {CBB} Madaxa arrimaha bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay, Tom Fletcher, ayaa Axaddii ku dhawaaqay in lacagtan laga sii daayay sanduuqa gurmadka degdegga...
Deni oo Baarlamaanka Puntland u gudbinaya in doorashada soo socota ee...
Axad 14 June 2026 {CBB}Xukuumadda Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa diyaarisay qaraar ku saabsan in doorashada soo socota ee Maamulkaas ee 2029 laga dhigo mid...
Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha Kenya oo codsady in la dhimo qiimaha Shidaalka
Axad 14 June 2026 {CBB}Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha ee Kenya ayaa sheegay in ay weli Xukuumadda Madaxweyne William Ruto ka sugayaan dhaqangelinta ballanqaadkii ahaa in...
Uk oo taageertay dadaalada lagu soo afjarayo colaada ka dhaxeexso Mareykanka...
Axad 14 June 2026 {CBB}Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Britain ayaa ku dhawaaqay in Ra’iisul Wasaare Keir Starmer uu kala hadlay dadaallada lagu soo afjarayo colaadda...
Maraykanka & Iiraan oo manata kala saxiixanaya heshiiska lagu soo afjarayo...
Axad 14 June 2026 {CBB}Maraykanka iyo Iiraan ayaa maanta kala saxiixanaya heshiis si dhammaystiran loogu wado in uu usoo afjaro c olaaddalabada Dal ee...
Sawiro;-Maxeey ka wada Hadleen Taliyaha Malatariga Soomaaliya iyo Saraakiishii ka socotay...
Sabti 13 June 2026 {CBB}Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta Masar...
Wasiir Fiqi oo Difaacay Garsoore Cumar Cartan Kaddib Eedeytii Maraykanku u...
Sabti 13 June 2026 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u difaacday garsooraha Soomaaliyeed ee
Cumar Cartan, kaddib eedeymo la xiriira argagixiso oo ay soo...
Maamulka KGS oo shaaciyay in ay billaabayaan howlgal la isugu furayo...
Sabti 13 June 2026 {CBB}Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Shiikh Aadan Maxamed Nuur ayaa maanta guddoomiyay kulan looga hadlay Amniga deegaannada Maamulkaasi gaar ahaan...
Wasiir Abbas Araghchi “Heshiiska lagu gaarayo xabbad-joojin waarta wuu ka dhow...
Sabti 13 June 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in heshiiska lagu gaarayo xabbad-joojin waarta ee...













