editor
Qaxooti Soomaaliyeed oo Saboolnimo & Xasilooni darro ku wajahaya Yemen
Arbaco 25 Feb 2026 {CBB}Al-Basaatiin oo ku taalla hareeraha Caasimadda ku meel-gaarka ah Yemen ee Cadan waa meesha ugu badan ay ku nool dad...
NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Hirshabeelle lagu dilay in...
Arbaco 25 Feb 2026 {CBB}War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ay iska kaashadeen saaxiibadood...
Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Soomaalida & Ilhaan Cumar...
Arbaco 25 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa weerar Afka ah ku qaaday Soomaalida isaga oo khudbad ka jeedinayay Aqalka Congress-ka ee Capitol...
Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Dowladda Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in wasaaraddu si...
Puntland oo diiday in doorashada Federaalka lagu qabto Sool.
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si adag uga soo horjeesatay jadwalka doorashada ee uu shaaciyay Guddiga Doorashooyinka Qaranka, kaas oo lagu sheegay...
Dowladda Soomaaliya oo eedeysay Golaha Mustaqbalka
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Wasiirka Difaaca Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay wada hadalladii fashilmay ee maalmihii la soo dhaafay ay...
DFS oo laga codsaday in ay sii dayso Suxufi Cabdixaafid Nuur...
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu baaqay in ay xorriyaddiisa dib u siiso Wariye Cabdixaafid Nuur Barre oo katirsan Teleefishinka Somali...
Ingiriiska oo Dowladda Federaalka & Mucaaradka ku bogaadiyay in ay sii...
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa soo dhawaysay wadahadallada Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka gaar ahaan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya si ay...
DDS oo kuraas yar laga siiyay qoondada Kuraasta Baarlamaanka Itoobiya
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Guddiga Doorashooyinka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay sida ay kuraasta Xildhibaannada Baarlamaanka heer Federaal u kala qaybsanayaan Ismaamullada uu ka kooban...
Goobaha lagu qabanayo Doorashada Dowladaha Hoose ee Galmudug, HirShabeelle, Koofur Galbeed...
Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Dalka ayaa shaaciyay Degmooyinka lagu qabanayo Doorashada Dowladaha Hoose ee Dowlad-Goboleedyada Galmudug, HirShabeelle,...













