editor
Madaxweynaha oo gaaray Dalka Kazakhstan si uu uga qeyb galo shir...
khamis 15 May 2026 {CBB}Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Arbacadii gaaray Kazakhstan si uu uga qeyb galo shir madaxeedka dowladaha Turkiga isla...
Dawladda Soomaaliya oo kooxda AS ka soo badbaadisay dad shacab ah...
khamis 15 May 2026 {CBB}Ciidamada Danab oo sameeyay howlgal ay Xabsiyada AS kaga soo daayeen 9 ruux oo shacab ah, sida ay shaacisay DFS
War-saxaafadeed...
Madaxweyne Trump oo gaaray xarunta shirarka Qaranka ee Dalka Shiinaha.
khamis 15 May 2026 {CBB}Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa waxyar ka hor gaaray xarunta shirarka qaranka Shiinaha ee ku taal Beijing, halkaa oo soo...
Mareykanka oo Itoobiyaku eedeeyay inay noqotay marin uu Shiinaha soo marsiiyo...
khamis 15 May 2026 {CBB}Shirkadaha Mareykanka ee soo saara qalabka tamarta qorraxda ayaa dacwad u gudbiyay Wasaaradda Ganacsiga Mareykanka, iyagoo ku eedeeyay Itoobiya inay...
Maxaa ka jira inuu Ra’iisul wasaaraha Israa’iil si qarsoodi ah ku...
khamis 15 May 2026 {CBB}Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu booqasho qarsoodi ah ku tegay dalka Isutagga Imaaraadka...
UN chief urges climate justice for Africa at Nairobi summit.
Arbaco 13 May 2026 {CBB}UN Secretary-General Antonio Guterres on Tuesday called for urgent reforms to global financial systems and greater climate justice for Africa,...
Why is Iran increasingly targeting the UAE in its war messaging?
Arbaco 13 May 2026 {CBB}Iranian authorities have increasingly singled out the United Arab Emirates (UAE) in their war messaging, and have warned of stronger...
At least 100 killed in Nigerian airstrike on Zamfara market, Amnesty...
Arbaco 13 May 2026 {CBB}Nigeria, May 12 (Reuters) – At least 100 civilians were killed in a Nigerian military airstrike on a crowded market...
Maxaa ka soo baxay shirkii u dhaxeeyay dowladda, mucaaradka iyo Beesha...
Arboco 13 May 2026 {CBB}Shir saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday Dowladda Soomaaliya, Mucaaradka iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa la...
Turkiga oo sheegay in Ciidankooda ay dhexdhexaad ka yihiin Khilaafka Dowladda...
Arboco 13 May 2026 {CBB}Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah beenisay farogalin la sheegay in ay ku hayaan Doorashooyinka iyo Siyaasadda gudaha Soomaaliya, iyagoo...













