editor
RW Xamsa oo hoygiisa ku booqday M/ hore Shariif Sh Axmed..
Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweyne hore Mudane Shariif Sh Axmed xilli loo...
Booliska Dalka Kenya oo War ka soo saaray Xariga Naasir Cige.
Khamiis 12 Feb 2026 {CBB} Qoraal kasoo baxay Booliska Kenya ayaa lagu sheegay in Nin 37 jir ah oo heysta labada dhalasho ee Soomaaliya iyo...
WAR DEG DEG AH: Holwgalkii ciidamada ICE ee ka socda Minnesota...
Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}Madaxa howlgalka ciidamada socdaalka ee ka socda Minnesota , Tom Homan, ayaa sheegay in howlgalkii weynaa ee Minnesota uu dhamaaday,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada...
Khamiis 12 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...
Madaxweynaha Kenya oo sheegay xiligadib loo furayo xadka Kenya iyo Soomaaliya...
Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa ku dhawaaqay in xudduudda Mandheera ee u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya dib loo furi doono...
Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa sheegtay in ay jiraan tiro askar ah oo...
Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay jiraan tiro askar ah oo Ciidanka Xoogga looga saarey anshax xumo,...
Jubbaland oo War Cusub kasoo Saaray khasaaraha ka dhashay dagaal ka...
Arbaco 11 Feb 2026 {CBB}Maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Maanbile, oo ku yaalla jiinka Wabiga Jubba, duleedka...
Ku dhowaad toban qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday Canada
Arbaco 11 Feb 2026 {CBB}Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday iskuul ku yaala gobolka British Columbiaee dalka Canada, sida ay...
DFS oo si rasmi ah u billowday dhismaha iyo tayeynta Ciidanka...
Arbaco 11 Feb 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billowday dadaallo lagu dhisayo laguna tayeynayo Ciidanka Badda Soomaaliyeed, iyadoo dowladda Turkey...
Somaliland waxa ay u muuqato marin hubka loo mariyo Kooxda RSF,...
Arbaco 11 Feb 2026 {CBB}Gudoomiyaha Arimaha Dibadda ee Sanate Mareykanka oo Sheegay in Somaliland ay u muuqato Marin Hubka loo Mariyo Kooxda dagaalka kula...













