editor
Soomaaliya oo soo iibsanaysa Diyaaradaha JF-17
Isniin 9 Feb 2026 {CBB}Wararka la helayo ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo iibsanayso Diyaaradaha JF-17 kaddib markii Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulmaya iyada oo ay ganaaxan yihiin ku...
Isniin 9 Feb 2026 {CBB}Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka leh cutubyada...
Madaxweyne Cirro oo ka hadlay Qorshaha Trump ee Nabadda Qasa
Isniin 9 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ‘Cirro’ oo la hadlayey warbaahinta Sky News qaybteeda Carabiga sheegay in ay taageersan yihiin...
Maxey tahay Warqada ay Itoobiya u qortay Eritrea iyo digniin Cusub...
Axad , 08 Feb 2026 {CBB}Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka codsatay ciidamada Eritrea in ay ka baxaan dhulka Itoobiya oo ay sheeganayso in...
Dowlad Goboleedka Jubbaland oo si adag uga hortimid ka wax ka...
Axad , 08 Feb 2026 {CBB} Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si adag uga hortimid tallaabada Dowladda Federaalka ee ku aaddan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar
Axad 8 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Qaahira ee xarunta Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar kula kulmay dhiggiisa Cabdifitaax...
Sheekh Mustafa “Faylasha Xun ee Dunida laga gudbiyo waxaa ka danbeeya...
Axad 8 Feb 2026 {CBB}Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka hadlay faylasha xumaanta xambaarsanaa ee Jeffrey Epstein ee dhowaan lasoo bandhigay ayaa sheegay...
Sacuudiga oo Geella Dalkiisa siinaya Baasaboor!
Axad 8 Feb 2026 {CBB}Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday qorshe ay baasaboor Ku siinayso Geella dalkaas ku nool oo kordhay sanadihii lasoo dhaafay...
Dowladda Masar oo qarisay falcelinta laga sameeyay warka ay ku xaqiijisay...
Axad 8 Feb 2026 {CBB}Dowladda Masar ayaa xirtay qaybaha aragtida ee laga dhiibtay war ku saabsan Garsoore katirsan Maxkamadda Sare ee Dalkaas oo lagu...
Cali Balcad “Soomaaliya waxaa ka go’an in ay difaacato midnimadeeda &...
Axad 8 Feb 2026 {CBB}Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka go’an...













