Home WARARKA MAANTA Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Hambalyo u diray Hoggaanka KGS.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Hambalyo u diray Hoggaanka KGS.

2
0

Sabtii 28 March 2026 {CBB}Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed, iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cali Siciid Fiqi.

 

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay inuu la garab galo mas’uuliyadda culus ee ay qaadeen, isla markaana ku asturo xil gudasho hufan, caddaalad iyo horumar ay gaarsiiyaan shacabka Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here