Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Saraakiil Ciidan oo Gaaray Baydhabo.

Sawiro;-Saraakiil Ciidan oo Gaaray Baydhabo.

2
0

Arbacao 20 May 2026 {CBB}Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Janaraal Maadeey Nuur Sheekh Ufurow ayaa gaaray magaalada Baydhabo oo ah xarunta Kumeelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Taliyaha waxaa garoonka ku soo dhaweyey kaaliyaha Taliska Ciidanka dhulka Janaraal Cabdullaahi Aadan Xuseen Cirro iyo saraakiisha Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here