Isniin 8, June 2026 {CBB}Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Mahad Mohamed Sheekh Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdi Kariin Axmed Xasan.
Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed oo La Kulmay Guddiga Doorashooyinka Qaranka








