Talaado 9 June 2026 {CBB}Baydhabo – Taliyaha Hogaanka Nabadgelyada Wadooyinka Boliiska Soomaaliyeed, Korneel Maxamed Sheekh Cali, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Taliyaha Hogaanka Nabadgelyada Wadooyinka Boliiska Soomaaliyeed oo Gaaray Baydhabo








