Axad ‘ 21 ;June 2026 {CBB}Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka J.D. Vance ayaa soo gaaray dhismaha Hotelka Burgenstock ee dalka Switzerland halkaas oo uu wadahadal kula yeelanayo wafdiga ka socda Iiraan.
Wadahadalka oo booqday Jimcihii ayaa maanta oo Axad ah qabsoomaya, waxaana lagu wadaa in labada dhinac ay si toos ah ugu wadahadlaan qodobada miiska saaran.
Maraykanka ayaa xoogga saaraya wadahadalka Iiraan inkasta oo ay jiraan dhaliilo uga imaanaya dhina Israa’iil.
La soco wixii kasoo kordha







