Home WARARKA CAALAMKA Nepal oo baaraysa Hiddesidaha Dadkii ku dhintay Daadadka ee ilaa hadda aan...

Nepal oo baaraysa Hiddesidaha Dadkii ku dhintay Daadadka ee ilaa hadda aan ehelkooda la aqoonsan

2
0

Isniin 9 Nov 2026 {CBB}Dowladda Nepal ayaa sheegtay ku dhawaad 3 bil aan weli la aqoonsan qaar kamid ah dadkii ku dhintay Daadadkii dalkaas ku rogmaday kaddib markii maydadkooda laga soo qaaday meelaha ay isugu tagaan biyaha kasoo hooray dhulka buuraha ah.

Nepal ayaa shaacisay in ay u baahan tahay baarista hiddesidaha Dadkaas si loo garto iyada oo ay jiraan Warbixinno sheegaya in dadkaas ehelkooda intooda badan ay ku dhinteen mashaqadii daadka roobka sida hadalka loo dhigay.

Diiwaanka Dowladda Nepal waxaa ku jira 5,00 oo qof oo aan nolol ama geeri midna lagu hayn sidaas awgeed weli uu socda baaritaan xooggan oo ku saabsan ka gungaaristooda sida ay ku warrameen ilo kala duwan oo dalkaas ku sugan.

Ka soo kabashada musiibadaas ayay ku jiraan dadka deegaanka inkasta oo ay adag tahay inay dib ugu noqdaan xaaladdii hore sababo la xiriira mahadhooyinkii ay ka dhaxlayn daadadkaas sida guryihii oo ka dumay, Waddooyinkii oo go’ay iyo cabsida oo weli taagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here